Koox burcad badeed ah oo markab kala dagay shaqaale badan oo ajaaniib ah

Wararka ka imanaya dalka Nigeria ayaa sheegaya in koox burcad badeed ah ay afduubteen shaqaala saarnaa markab marayey xeebta Bonnyoo u dhaw Port Harcourt. Shaqaalaha markabkani oo lagu magacaabo Massoel ayaa waxay sheegeen in burcad badeedani ay markabkani oo siday Qamadi ay xoog ku soo koreen. Burcadda ayaa la dagay 12 ka mid ah 19 … Continue reading Koox burcad badeed ah oo markab kala dagay shaqaale badan oo ajaaniib ah